Taliska Mareykanka oo xaqiijiyay in ay duqeymo ay ka fuliyeen gobolka Shabeellada Hoose
Talaado 24 June 2025 {HMC} Taliska ciidanka Mareykanka ee AFRICOM ayaa xaqiijiyay duqeymo ay ka fuliyeen gudaha deegaanka Sabiib iyo Caanoole ee gobolka Shabeellada Hoose....