30.6 C
Somalia
Wednesday, April 21, 2021
Home Sirta Nolosha

Sirta Nolosha

Masiibada Sabab Looma Noqdo! Talladii Xikmaawiga..

Nin ayaa soo maray nin xakiim ah waxaa uu ka codsaday inuu la taliyo , waxa uu ku yidhi orod oo labada baabuur dhexdooda...

Xikmadaha Maanta Kobciye.com iyo Odhaahyo Faa’ido kuu Leh..

Muxtarim noqo ka hor inta aanad noqon aqoonyahan. Noloshu waa riwaayad waa inaad akhridaa ilaa dhamaadka, ha isku taagan bogga murugada, waxa dhici...

Qiso La Yaab Leh Oo Ka Dhacday Gudaha Xabsiyada Jarmalka!

Lixdameeyadii qarnigii la soo dhaafay xabsi ku yaalla dalka Jarmalka, waxa ka dhacday qiso la yaab leh oo xidhiidh la lahayd maxaabiista ku xidhan. Maxaabiista...

Sida Ilmahaaga Lo Baro Illaalinta Siraha Guriga iyo Xog Dheeri Ah..

Hordhac wanaagsan bay noqon jaallayaal inaan idiin sheego qoraalkan soo socda in uu qaadaadhigi doono habka ilmuhu u dhowri karo waxyaalaha idiin gaarka ah,...

Seyniska iyo Waxyaabaha Layaabka Leh Jaceylku ka Aaminsan yahay..!!

Jacaylka iyo sayniska: Cuntada ayaa aynu ka go’naa, jidhkeennu waa uu daciifaa ama hurdo la’aan ayaa aynu furaashka ka durugnaa. Maalintiina maskax meel kale u...

Ka Hor inta Aanad Shaqo Codsan Maxaad U Baahan Tahay? Lagama Maarmaan

Talooyin kooban. Ka hor inta aanad shaqo xaraysan maxad u bahan tahay? Shaqaddu ma tahay mid aan ka so bixi karo haddan ku guulaysto. Haddii aanad...

Arragtida Aad Muuqaalkan Moodo Ayaa Sheegaya Qofka Aad Tahay!!

Qof kasta oo laxaadka aragga qabaa waxa uu arkaa muuqaallo humaag ku jiro oo marka u horreysa ee uu eego maskaxdu sawirro kala duwan...

Fursadaha Noloshaada waxa Uhoreeyo ee Lumiyaa Waa Caajiska Iyo…

Nin ugaarsade ah iyo qoyskiisa oo ku qadaynaya hilibkii ugaadha sida dhibta badan ay ku heleen, ayay si lama filaan ah debin uu goob...

Stay Connected

21,847FansLike
2,735FollowersFollow
17,500SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest Articles