{DAAWO SAWIRADA} DFS oo dib dalka ugu soo celisay Dhalinyaro xaalado adag ku haystay dalka Liibiya.
Arbaco 25 June 2025 {HMC} Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xildhibaan Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa shaaca ka qaaday in maanta dalka dib...