Israa’iil iyo Suuriya oo ku dhaw in ay gaaraan Heshiis diblumaasiyadeed
Dowladda Mareykanka , ayaa ka shaqeeneysa sidii heshiis diblumaasiyadeed u gaari lahaayeen madaxda dowladaha Suuriya iyo Israa’iil, xilli Bariga Dhaxe wali ka taagan tahay xiisadii...
Goobtii Dadka Badan ku Dhinteen oo Kamid ah Magaalada Muqdisho ayaa Dib loo Dhagax Dhigay
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa dhagax dhiggay dib-u-dhiska Laamiga Zoobe oo muhiim u ah isku socodka...
Areas Liberated from Al-Shabaab, Inspected by the Commander of the Somali National Army Infantry Force.
The Commander of the Somali National Army, General Sahal Abdullahi Omar, today inspected the Somali National Army forces in the front lines of the battle...
Deegaano Laga Xoreeyey Al-shabaad oo Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Soomaaliya uu kormeer ku Tagay.
Taliyaha ciidanka Dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa maanta kormeer dhiirrigelin ugu tagay ciidanka xoogga dalka ee ku sugan furimaha hore...
Qarax Ismiidaamin Ah oo Ka Dhacay Pakistan oo Dilay 16 Askari..
Ugu yaraan 16 askari oo ka tirsan ciidamada milatariga Pakistan ayaa ku dhintay weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay gobolka Waqooyiga Waziristan, oo hoos...
Maxaa La Sameeyaa Haddii Taleefankaagu Biyo Galo?
Waxaa jira fikrad caan ah oo sheegaysa in haddii taleefankaagu qoyaan, lagu dhex rido bariis ceyriin ah si uu biyaha u nuugo. Laakiin shirkadaha waaweyn...
Manchester United Oo Hoggaanka U Haysa Saxiixa Viktor Gyökeres Iyadoo Qorshihii Arsenal Uu Fashilmay..
Sida uu qoray wargeyska The Mirror, kooxda Manchester United ayaa haatan u muuqata mid si dhab ah ugu dhow saxiixa weeraryahanka reer Sweden ee Viktor...
Taageerayaal Cadheysan oo Weeraray Nico Williams xilli lala Xiriirinayo Barcelona..
Xiisadda ku saabsan suurtagalnimada uu Nico Williams ugu wareegayo kooxda Barcelona ayaa cirka isku sii shareereysa, iyadoo kooxda Athletic Club ay si adag uga hortageyso...
Ashley Cole oo Digniin u Diray Liam Delap: Waqti Ayay ku Qaadan Doontaa inuu….
Ashley Cole, oo hore uga tirsanaa daafacyadii kooxda Chelsea, ayaa si cad u sheegay in Liam Delap — weeraryahanka ay Blues dhawaan la soo saxiixdeen...