Markabka Oruç Reis oo gudbin doona xogta ka soo baxday baarista Shidaalka Soomaaliya”
Arbaco, 18 Juun 2025 {HMC} Dowladda Turkiga, ayaa sheegtay in Markabka Oruc Reis dhawaan gudbin doono xogta rasmiga ee ka soo baxday howlgallada baarista Shidaalka....