29.1 C
New York
July 7, 2025
Kobciye.com – Hooyga Arimaha Bulshada

WAR DEG DEG AH Iran oo Xireysa Marin biyoodka Hormuz.

Axad, 22 June 2025 {HMC}  Baarlamaanka Dalka Iiran oo hada ansixiyay xeer oggolaanaya in la xiro marin-biyoodka Hormuz oo ah marin muhiim ah isku socodka Caalamka.

Go aanka ay gaareen Barlamaanka iran ayaa ah mid hor dhac ah waxana la sugaayaa go’aanka kama dambaysta ah ee golaha sare ee Amniga Qaranka si go aanka uu u noqdo mid dhaqan gala, sida ay baahisay Wakaaladda wararka Reuters.

 

Marin-biyoodka Hormuz, waxaa ka gudba in ka badan 20% shidaalka caalamka , tallaabo kasta oo ay Iiraan ku xirto, waxay noqonaysa mid saameyn ku leh shidaalka iyo dhaqaalaha caalamka.

Leave a Comment