18.3 C
New York
August 26, 2025
Kobciye.com – Hooyga Arimaha Bulshada

Ruushka oo ka hadlay Xaalada Bariga dhaxe.

Khamiis , 19 Juun  2025 {HMC}  Mar ay saxafiyiintu wax ka weydiiyeen suurtagalnimada in hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Iran Aayatulaah Cali Khamani, hogaamiyaha Ruushka wuxuu yiri:

“Xitaa ma doonayo in aan ka hadlo suurtagalnimadan, ma doonayo.” Waxaas oo dhan waan maqlaa, laakiin xitaa ma rabo inaan ka hadlo,” ayuu u sheegay saxafiyiin ku sugnaa madasha dhaqaalaha ee St Petersburg.

Mar sii horaysay ayay wakaalada wararka ee AFP waydiisay in Iran ay caawimo waydiisatay Ruushka iyo in kale. Putin ayaa ku jawaabay: “Saaxiibadayada Iran nama ay weydiin arrintan”.

Leave a Comment