24.7 C
New York
July 7, 2025
Kobciye.com – Hooyga Arimaha Bulshada

WAR DEG DEG AH: Iran oo Weerar ku qaaday Saldhigyada Mareykanka Ciraaq Qatar kuweyd iyo Baxreen.

Isniin 23, June 2025 {HMC} Iiran oo weerar kale oo gantaallo ku qaaday saldhigga uu Mareykanka ku leeyahay wadanka Qatar. sida ay sheegtay Doha news

Iiran oo gantaallo ku weerartay saldhigyada Mareykanka uu ku leeyahay dalka Ciraaq, sida ay sheegtay i24NEWS.

Telefishinka Dowladda Iiran ayaa shaaciyey in uu bilowday Howlgal ka dhan ah saldhigyada Mareykanka ee Bariga, ka dib waxyar ka hor oo gantaallo lagu ganay Qadar iyo Ciraaq.
Warar kale ayaa sheegaayo in IranĀ  gantaallo u qaybisey saldhigyada Mareykanka ee Qadar, Ciraaq, Baxrayn & Kuweyd sida ay baahisay ArabNews.

Leave a Comment