24.7 C
New York
July 7, 2025
Kobciye.com – Hooyga Arimaha Bulshada

Mareykanka oo Shiinaha ugu baaqay in uu deg deg ula xiriirto Iiraan si aysan u xirin marin Hormuz,

Axad 22, June 2025 {HMC} Mareykanka ayaa ugu baaqay Shiinaha inuu si deg deg ah ula xiriirto Iiraan si looga hortago in la xiro marin-biyoodka istaraatiijiga ah ee Hormuz, maadaama Shiinuhu si weyn ugu tiirsan yahay marinkaasi marka la eego dhoofinta shidanlka.

Saraakiisha Mareykanka waxay sheegeen in haddii Iiraan ay tallaabo noocaas ah qaaddo,
ay noqon doonto khalad weyn oo hor leh, isla markaana u dhiganta is-dil dhaqaale oo Iiraan gaaraya— Waxay sidoo kale tilmaameen in Mareykanka uu haysto fursado badan oo uu uga falceliyo haddii Iiraan ay xirto marinka Hormuz oo wax ka badan 20% shidaalka adduunka marin u ah, sida ay werisay Fox News.

 

Leave a Comment