29.3 C
New York
July 7, 2025
Kobciye.com – Hooyga Arimaha Bulshada

Wadahadalo ay wadeen Trump iyo Erdogan oo Fashilmay.

Sabti, 21 June 2025 {HMC} Madaxweynayaasha Turkiga iyo Mareykanka ayaa isku dayay inay abaabulaan wada hadal hoose oo u dhexeeya Mareykanka iyo Iiran, si loo dhameeyo xiisadda Israa’iil iyo Iiran.

Talaabadan ayaa fashilantay ka dib markii uu hoggaamiyaha sare ee Iiran Aayatulaahi Cali Khamenei uusan ansixin kulankaas dhinaca iran.

sidoo kale waxaa wali xaddidan yahay xiriirka labada Dal ee Mareykkanka iyo Iran taas oo laga yaabo in ay waqti badan qaadato.

Trump oo Sheegay in uu sharuud la aan uga qeybgalilahaa shirkaas, sababta uu arintaas u sameynaana ay tahay in la gaaro heshiis nukliyeerka Iran taas oo looga hortago in Mareykanka uu galo dagaal toos ah. sida ay Baahisay Warbaahinta Axios:

Leave a Comment