27.9 C
New York
July 17, 2025
Kobciye.com – Hooyga Arimaha Bulshada

DFS oo shaacisay in uu Geeriyoday Horjooge Katirsan AS

Talaado 17, June 2025 {HMC} Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidanka dowladdu ay dileen sarkaalkii AS u qaabilsana gobollada Banaadir iyo labada Shabeelle.

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay inuu geeriyooday Cabaas Maxamed Hool, oo ahaa xubin sare oo ka tirsan AS.

Waxaa dowladda sheegtay in Sarkaalkan u geeriyooday dhaawacyo ka soo gaarey dagaallo uu la galay ciidanka dowladda.

Dowladda ayaa sheegtay in sarkaalkan AS ku biiray sanadkii 2007, isaga oo ka qeyb qaatay dagaallo ay galeen Kooxda

Leave a Comment