August 27, 2025
Kobciye.com – Hooyga Arimaha Bulshada

Israa’iil oo Soo jedisay digniin Culus.

Sabti 14 June 2025 {HMC} Wasiirka difaaca ee Israa’iil, Israel Katz, ayaa sheegay in “Tehran ay guban doonto” haddii Iran ay sii waddo gantaalada.

Hadal uu jeediyay intii lagu guda jiray qiimeynta saraakiisha militariga, Katz wuxuu yiri: “Kaligii-taliyihii Iran wuxuu u rogayaa muwaadiniinta Iran la haystayaal wuxuuna abuurayaa xaqiiqo taas oo ay, gaar ahaan dadka deggan Tehran, ay qiimo weyn ku bixin doonaan weerarka dembiilaha ee lagu qaaday rayidka Israa’iil.”

Leave a Comment