Jimco 13, June ,2025 {HMC} Wasiirka arrimaha dibadda Iran, Abbas Araghchi ayaa sheegay inay Iran , ka leexatay waddada diblomaasiyadda.
Iran waxa ay isku diyaarinaysaa in ay ka hortagto cadowgeeda, isagoo intaa ku daray in Iran ay diyaar u ahayd inay wadahadallo cusub la furto Mareykanka si loo xalliyo khilaafaadka u dhaxeeyo Iran iyo Mareykanka.
Wasiirka ayaa warkiisa ku soo gabagabeeyay weerarrada Israa’iil , waxay nagu qasbeen in an ka leexano waddada diblomaasiyadda.”