ARIMAHA BULSHADA

Hadii Aad Tahay Hooyo Cusub Wax Kabaro Hab dhaqanka Ilmahaaga..

hooyo

Marka aad tahay waalid cusub, waxa laga yaabaa inaad qabtid su’aalo ku saabsan ilmahaaga. Halkan hoose waxa ku qoran qaar ka mid ah muuqaalka jireed iyo dabeecadaha laga yaabo inaad ku aragtid ilmahaaga marka uu dhasho ka dib. Wareegyada Hurdada iyo Soo-jeedidda Dhawrka saacadood ee ugu horeya ee ku xiga dhalashada, ilmuhu way firfircoon yihiin waana ay soo jeedaan. Ka …

Read More »

Ma Ogtahay Inaad Is Qurxin Karto Qurux Tii U Danbeeysay Oo Dabiici Ah Hadii Aad Isticmaasho..

Malabka waxaa ku jira faa’idooyin badan oo ka mid ah vitamiino iyo macdano , sida vitamin B2, iyo B3, B5,B6, iyo faa’idooyin badan.baaritaan la sameeyay ayaa waxaa la ogaaday in malabku daawo uyahay cuduro badan, siiba cudurada haraga qaar ka mid ah.Waxaad u isticmaali kartaa malabka habab badan oo aan ahayn cunidiisa. Malabka waxaa isticmaala shirkado badan oo sameeya alaabooyinka …

Read More »

Faaidooyin Maleeyihiin Mashaakilaadka ka Dhex Dhaco Lamaanayaasha..

Marka hore ilaahay hanaga koriyo mashaakilka badan aqaladeenana ha ka nabadgeliyo shaydaanka kan insiga iyo Jinnigaba. Mashaakilaadka qoyska waa wax dhacaya oo guri walba taabanayaa, mararka qaarkiisna waa lama huraan, waana sida kaliya labada isqabtaa ay ku bartaan ayna ku ogaadaan qofka kale dabeecadiisa. Mar allana markuu ogaanshaha iyo is aqoonsashada uu kordho, waxaa wanaagsnaada xiriirkii iyo isku soo dhawaanshaha …

Read More »

Ninka Raga Ah Muxuu Ku Nacaa Marwadiisa “Baro Qodobadaan Kana Fogooow..

Waxaa batay is af garanwaaga ka dhaxeeyo aadmiga haba u badnaadeen raga iyo dumarka wada saaran tariinka nolosha ee qoyska, sadaxeeyaha ama nacabka jaceylka ayaa helay fursado aad u fudud uu kaga faaideysan karo lamaanaha is jaceyl. Hadaba waxaa haboon in labada qof ee nolosha wadaagayaa qof walbaa uusan isticmaalin wax walbo uu maskaxdiisa ka maagaa, waxaa wanaagsan in uu …

Read More »

Barnaamijkii Kobci Maskaxdaada Iyo Ficilada Niyad Jabka Keeno!!

Barnaamijkeena Kobci Maskaxdaada Isbuucaan Waxaan ku soo qaadaneynaa 11 qodob oo dhamaantood niyad jab ku keeno qofka bini aadamka ah, hadaba isku day inaad iska illaaliso qodobadaan hoos ku xusan si aad ula coloowdo niyad jabka, inkastoo marna nolosha niyad jab tahay marna farxad tahay. Hadaba ka tasho arimaha niyad jabka si degana u akhriso qodobadaan aanu kusoo qaadanay barnaamijkeenii …

Read More »

XIGMAD KA MACAAN TIMIRTII MADIINA “QORMO MUDAN IN LAGA FAAIDEYSTO”.

Bismillaah Arraxmaan Arraxiim. ALLAAH ayaa mahad kulligeed iska leh, xaal uuyahay kan cirka dhisay dhulka gogley, buuraha muday, daruurahana wada. Rabiga quruumihii hore iyo kuwaan dambe, Rabiga samooyinka iyo dhulalka, Rabiga Malaa’igta & Rususha, Rabigaas oo ah kan-og xaalka quraanyo madoow oo habeen madoow dhagax madoow dushiisa kusocota. Naxariis iyo nabad gelyo waafi ahi korkiisa ha ahaato Nabigeennii suubanaa Muxammad, …

Read More »

Maxaad Ka Taqaanaa Eray Dhibaato Ba’an Ku Reebay Jaceylka ama Guurka Soomaalida??!!

Allaah ayaa mahad iyo maamuusba usugnaatay mid aan lala wadaagin oo gaar ahaaneed…Nabad gelyo Naxariisrna Korkiisa ha ahaatoo saadiqul masduuq Muxamed Scw… Guud ahaan bulshadeena soomaaliyeed waxaa aad ugu soo yaraanaya guurkii iyo yagleelidii guryaha iyo qoysaska….. hakad kaas ku yimid guurkii saxda ahaa oo ah nasiib darro waxaa barbar socda oo iyaduna nasiib darro ah burburka qoysaskii dhisnaa oo …

Read More »

Do You Want a Balanced Lifestyle: Tips for a Healthier, Follow These Steps…

Lifestyle

In this modern world, a balanced lifestyle might seem far-fetched. Still, it is the harmony among work, health, and “me” time that will provide you happiness and wellbeing. Here are practical tips to help achieve a balanced lifestyle that will nurture body and mind. 1. Self-Care Comes First Behind a balanced lifestyle is self-care. Self-care is about intentionally taking time …

Read More »