The Commander of the Somali National Army, General Sahal Abdullahi Omar, today inspected the Somali National Army forces in the front lines of the battle in the Masaajid Ali Gaduud area of the Middle Shabelle region. The areas that General Sahal Abdullahi inspected today were recently taken over by the Somali National Army and local residents from the Al-Shabaab group. …
Read More »Deegaano Laga Xoreeyey Al-shabaad oo Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Soomaaliya uu kormeer ku Tagay.
Taliyaha ciidanka Dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa maanta kormeer dhiirrigelin ugu tagay ciidanka xoogga dalka ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka aaga deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Goobaha uu maanta kormeerka ku tagay Jeneraal Sahal Cabdullaahi ayaa dhawaan uun ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka kala wareegeen kooxda Al-shabaab. Taliyaha …
Read More »Qarax Ismiidaamin Ah oo Ka Dhacay Pakistan oo Dilay 16 Askari..
Ugu yaraan 16 askari oo ka tirsan ciidamada milatariga Pakistan ayaa ku dhintay weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay gobolka Waqooyiga Waziristan, oo hoos taga gobolka Khyber Pakhtunkhwa ee woqooyiga-galbeed ee dalka Pakistan. Weerarkan ayaa sidoo kale sababay dhaawaca 29 qof oo kale, kuwaas oo ay ku jiraan 10 askari iyo 19 qof oo rayid ah. Sida Weerarku U …
Read More »Maxaa La Sameeyaa Haddii Taleefankaagu Biyo Galo?
Waxaa jira fikrad caan ah oo sheegaysa in haddii taleefankaagu qoyaan, lagu dhex rido bariis ceyriin ah si uu biyaha u nuugo. Laakiin shirkadaha waaweyn sida Apple iyo Samsung ayaa arrintaas ka digay, iyagoo sheegay in aysan ahayn hab ammaan ah oo wax ku ool ah. ⚠️ Maxaa Looga Digayaa In Taleefanka Lagu Rido Bariis? Bariisku wuxuu yeelan karaa burbur …
Read More »Manchester United Oo Hoggaanka U Haysa Saxiixa Viktor Gyökeres Iyadoo Qorshihii Arsenal Uu Fashilmay..
Sida uu qoray wargeyska The Mirror, kooxda Manchester United ayaa haatan u muuqata mid si dhab ah ugu dhow saxiixa weeraryahanka reer Sweden ee Viktor Gyökeres, xilli wadahadalladii u dhexeeyay Arsenal iyo ciyaaryahanka ay istaageen oo aysan wax horumar ah sameynin. Gyökeres, oo haatan u ciyaara kooxda Sporting CP ee dalka Portugal, ayaa hore u muujiyay rabitaankiisa ah inuu u …
Read More »Taageerayaal Cadheysan oo Weeraray Nico Williams xilli lala Xiriirinayo Barcelona..
Xiisadda ku saabsan suurtagalnimada uu Nico Williams ugu wareegayo kooxda Barcelona ayaa cirka isku sii shareereysa, iyadoo kooxda Athletic Club ay si adag uga hortageyso in la dhammeystiro heshiiskaas. Sida ay sheegtay warbaahinta Mundo Deportivo, sawir-gacmeed ku yaalla magaalada Barakaldo oo lagu muujiyay Nico Williams iyo walaalkiis Iñaki Williams ayaa mar kale la waxyeelleeyay toddobaad gudihiis. Weerarkii ugu dambeeyay, wajiga …
Read More »Ashley Cole oo Digniin u Diray Liam Delap: Waqti Ayay ku Qaadan Doontaa inuu….
Ashley Cole, oo hore uga tirsanaa daafacyadii kooxda Chelsea, ayaa si cad u sheegay in Liam Delap — weeraryahanka ay Blues dhawaan la soo saxiixdeen — uu u baahan doono waqti si uu ula qabsado qaab ciyaareedka kooxda Stamford Bridge. Chelsea ayaa Delap kaga soo iibsatay kooxda Ipswich Town lacag dhan £30 milyan. Weeraryahankan 22-jirka ah ayaa dhaliyay goolkiisii ugu …
Read More »Hadii Aad Tahay Hooyo Cusub Wax Kabaro Hab dhaqanka Ilmahaaga..
Marka aad tahay waalid cusub, waxa laga yaabaa inaad qabtid su’aalo ku saabsan ilmahaaga. Halkan hoose waxa ku qoran qaar ka mid ah muuqaalka jireed iyo dabeecadaha laga yaabo inaad ku aragtid ilmahaaga marka uu dhasho ka dib. Wareegyada Hurdada iyo Soo-jeedidda Dhawrka saacadood ee ugu horeya ee ku xiga dhalashada, ilmuhu way firfircoon yihiin waana ay soo jeedaan. Ka …
Read More »Ma Ogtahay Inaad Is Qurxin Karto Qurux Tii U Danbeeysay Oo Dabiici Ah Hadii Aad Isticmaasho..
Malabka waxaa ku jira faa’idooyin badan oo ka mid ah vitamiino iyo macdano , sida vitamin B2, iyo B3, B5,B6, iyo faa’idooyin badan.baaritaan la sameeyay ayaa waxaa la ogaaday in malabku daawo uyahay cuduro badan, siiba cudurada haraga qaar ka mid ah.Waxaad u isticmaali kartaa malabka habab badan oo aan ahayn cunidiisa. Malabka waxaa isticmaala shirkado badan oo sameeya alaabooyinka …
Read More »Dumarku Waxeey Ragu Ku Qiimeeyaan Ama Aad Ugu Jeclaadaan Astaamahaan Markuu Kasoo Dhex Muuqdo…
Haweenku sidey u kala duwan yihiin ayey u kala duwan yihiin dookh ahaan. Taasina waxay keenaysaa inay kala aragti ka noqdaan markay qiimaynayaan ragga. Qaarba meelaha ay doorbidaan ayey ku soo qadimayaan, balse waxaynu falanqayn doonaa dhinacyada loo badan yahay. Goobaha ugu caansan 1) Wejiga: waa goobta ugu horaysa ee ay gabadhu ka eegto ninka markay kulmaan, tani waxay sawir …
Read More »Faaidooyin Maleeyihiin Mashaakilaadka ka Dhex Dhaco Lamaanayaasha..
Marka hore ilaahay hanaga koriyo mashaakilka badan aqaladeenana ha ka nabadgeliyo shaydaanka kan insiga iyo Jinnigaba. Mashaakilaadka qoyska waa wax dhacaya oo guri walba taabanayaa, mararka qaarkiisna waa lama huraan, waana sida kaliya labada isqabtaa ay ku bartaan ayna ku ogaadaan qofka kale dabeecadiisa. Mar allana markuu ogaanshaha iyo is aqoonsashada uu kordho, waxaa wanaagsnaada xiriirkii iyo isku soo dhawaanshaha …
Read More »Ninka Raga Ah Muxuu Ku Nacaa Marwadiisa “Baro Qodobadaan Kana Fogooow..
Waxaa batay is af garanwaaga ka dhaxeeyo aadmiga haba u badnaadeen raga iyo dumarka wada saaran tariinka nolosha ee qoyska, sadaxeeyaha ama nacabka jaceylka ayaa helay fursado aad u fudud uu kaga faaideysan karo lamaanaha is jaceyl. Hadaba waxaa haboon in labada qof ee nolosha wadaagayaa qof walbaa uusan isticmaalin wax walbo uu maskaxdiisa ka maagaa, waxaa wanaagsan in uu …
Read More »Barnaamijkii Kobci Maskaxdaada Iyo Ficilada Niyad Jabka Keeno!!
Barnaamijkeena Kobci Maskaxdaada Isbuucaan Waxaan ku soo qaadaneynaa 11 qodob oo dhamaantood niyad jab ku keeno qofka bini aadamka ah, hadaba isku day inaad iska illaaliso qodobadaan hoos ku xusan si aad ula coloowdo niyad jabka, inkastoo marna nolosha niyad jab tahay marna farxad tahay. Hadaba ka tasho arimaha niyad jabka si degana u akhriso qodobadaan aanu kusoo qaadanay barnaamijkeenii …
Read More »Maalinta Xorriyadda Soomaaliya: 26-ka Juun – Maalin Taariikhi Ah oo Qaranimo iyo Midnimo Leh
Maalinta 26-ka Juun waa maalin aad u weyn oo xasuus qaran ku leh dadka Soomaaliyeed. Waa maalintii ugu horreysay ee dalka Soomaaliyeed uu ka hoos baxay gumeystihii Ingiriiska ee waqooyiga Soomaaliya (British Somaliland) sannadkii 1960-kii. Maalintani waxay astaan u tahay guul weyn oo muujinaysa dadaalkii, halgankii iyo midnimadii shacabka Soomaaliyeed. Dadweyne tiro badan ayaa isugu soo baxa magaalooyinka waaweyn si …
Read More »XIGMAD KA MACAAN TIMIRTII MADIINA “QORMO MUDAN IN LAGA FAAIDEYSTO”.
Bismillaah Arraxmaan Arraxiim. ALLAAH ayaa mahad kulligeed iska leh, xaal uuyahay kan cirka dhisay dhulka gogley, buuraha muday, daruurahana wada. Rabiga quruumihii hore iyo kuwaan dambe, Rabiga samooyinka iyo dhulalka, Rabiga Malaa’igta & Rususha, Rabigaas oo ah kan-og xaalka quraanyo madoow oo habeen madoow dhagax madoow dushiisa kusocota. Naxariis iyo nabad gelyo waafi ahi korkiisa ha ahaato Nabigeennii suubanaa Muxammad, …
Read More »